Fr. 28.20

Khaladaadka Barbaarinta - 10ka Khalad ee ugu Waaweyn iyo Xalalkooda

Somali · Taschenbuch

Versand in der Regel in 2 bis 3 Wochen (Titel wird auf Bestellung gedruckt)

Beschreibung

Mehr lesen










¿Buuggan wuxu ku saabsan yahay 10ka khalad ee ugu waawayn ee uu waalidku galo iyo xalkooda. Qoraagu wuxu si faahfaahsan buugga ugu soo gudbinayaa aqoonta iyo xirfadaha aasaaska u ah barbaarinta wanaagsan. Wuxu khalad-saxayaa fahannada khaldan ee barbaarinta innaga haysta sida: korinta iyo barbaarinta, edbinta iyo ciqaabta iyo farqiyada u dhexeeya.
Wuxu tilmaamayaa caqabadaha qarniga 21aad iyo sida habboon ee aan ubadkeenna casrigan u dhex barbaarin karno. Buuggan waa hage muhiim u ah qoyska oo doonaya in uu soo saaro ilmo caafimad qaba iyo carruur mas'uul ah.¿
- Maxamed Cabdulaahi Cartan
Agaasimaha Madbacadda Looh Press

MUBARAK HADI qoraa, tababbare iyo daaci ku nool dalka Maraykanka. Wuxu waxbarashadiisii jaamacadeed ku qaatay isla dalka Maraykanka isagoo bartay cimiga bulshada & cilmu nafsiga. Wuxu tababare iyo yahay mid ka mid ah aasaasayaasha Machadka Horumarinta Awoodaha Aadanaha ee PHD Center oo ay xaruntiisa tahay dalka Maraykanka.
Mubarak Hadi, waa qoraa leh labo buug oo uu ka mid yahay "Garaadso Intaadan Guursan" oo gayiga soomaalida caan ka ah. Tobankii sano ee lasoo dhaafay, wuxu ku hawlanaa majaalka tababbarka iyo tadriibka, isagoo tababarro iyo talooyinna siiyay boqollaal qof.

Produktdetails

Autoren Mubarak Hadi
Verlag Looh Press
 
Sprache Somali
Produktform Taschenbuch
Erschienen 20.04.2025
 
EAN 9781912411528
ISBN 978-1-912411-52-8
Seiten 174
Abmessung 140 mm x 216 mm x 10 mm
Gewicht 228 g
Thema Ratgeber > Lebenshilfe, Alltag > Lebensführung, Persönliche Entwicklung

Kundenrezensionen

Zu diesem Artikel wurden noch keine Rezensionen verfasst. Schreibe die erste Bewertung und sei anderen Benutzern bei der Kaufentscheidung behilflich.

Schreibe eine Rezension

Top oder Flop? Schreibe deine eigene Rezension.

Für Mitteilungen an CeDe.ch kannst du das Kontaktformular benutzen.

Die mit * markierten Eingabefelder müssen zwingend ausgefüllt werden.

Mit dem Absenden dieses Formulars erklärst du dich mit unseren Datenschutzbestimmungen einverstanden.