Fr. 31.00

Taariikhda Qorista iyo Horumarinta af Soomaaliga - Horumar, Dibudhac, iyo Dibuhinqasho

Somali · Paperback / Softback

Shipping usually within 2 to 3 weeks (title will be printed to order)

Description

Read more










ee ay diyaariso Xarunta Horumarinta Hoggaaminta Dhaxalreeb. Soo saaridda buuggan Taariikhda Qorista iyo Horumarinta af Soomaaliga waxa ay qayb ka tahay hindisaha Xarunta Dhaxalreeb ee fursad loogu abuurayo aqoonyahannada jiilka cusub in ay xog iyo xikmad kala haraan dadkii waayo hore u soo joogay.
Buugga waxa lagu soo uruuriyay aragtiyada iyo waaya-aragnimada xeeldheerayaal afka iyo suugaanta Soomaaliyeed u dhuundaloola. Waxa uu akhristaha u suurtagelinayaa in uu si qumman uga bogto labeenta aqoonyahannada mowduucan.
Buugga waxa uu u habaysan yahay cutubyo mid waliba si qotodheer loogu soo qaadayo mowduuc gaar ah oo la xariira farta iyo afka Soomaaliyeed: taariikhda qorista, qorista farta iyo waxbarashada, cilmibaarista afka, iyo suugaanta. Su'aalaha buugga uu ka jawaabayo waxaa ka mid ah: Maxaa farta Laatiin-ka looga doorbiday Carabiga iyo Cusmaaniyada? Yaa curiyay farta rasmiga ah ee Soomaalidu maanta adeegsato? Saamayn intee le'eg ayay qorista farta ku yeelatay waxbarashada? Waamaxay xiriirka ka dhexeeya afka iyo suugaanta? af Soomaaliga iyo waxbarashada dalka xaggee ayay maanta kala joogaan? Waxaa buugga uu ifinayaa lagamamaarmaannimmada in la iskuxiro wixii shalay qabsoomay ama xumaaday, maanta xaaladda aan ku jirno, iyo tallaabooyinka loo baahanyahay in la qaado si wax loo toosiyo.
Buuggan waxaa loogu talagalay cid kasta oo danaynaysa in ay hesho xogta aasaasiga ah ee afka Soomaaliga qoristiisa iyo guulihii laga gaaray. Wuxuu si gaar ah baraarujin u yahay da'da cusub ee aqoonyahannada ah. Waxaa si fiican uga faa'daysan kara cilmibaarayaasha oo ay ku jiraan ardada jaamacadaha ee qorsheeynaya in ay ku biiraan cilmibaarayaasha afka iyo suugaanta.

Product details

Assisted by Fardowsa Muuse Cismaan (Editor), Cabdullaahi Yuusuf Ibraahim (Editor)
Publisher Xarunta Dhaxalreeb Publications
 
Languages Somali
Product format Paperback / Softback
Released 18.09.2024
 
EAN 9781912411962
ISBN 978-1-912411-96-2
No. of pages 196
Dimensions 152 mm x 229 mm x 11 mm
Weight 293 g
Subject Humanities, art, music > Education > School education, didactics, methodology

Customer reviews

No reviews have been written for this item yet. Write the first review and be helpful to other users when they decide on a purchase.

Write a review

Thumbs up or thumbs down? Write your own review.

For messages to CeDe.ch please use the contact form.

The input fields marked * are obligatory

By submitting this form you agree to our data privacy statement.