Fr. 31.80

AABBAYAASHEEN BAA NA BADAY

Somali · Paperback / Softback

Shipping usually within 2 to 3 weeks (title will be printed to order)

Description

Read more










Buuggu wuxuu ku saabsanyahay billawgii dagaalka sokeeye ee Soomaaliya. Sheekada buugga waxaa tebinaya Cali Faarax oo ah wiil reerkiisa la nool, gaar ahaan, aabihiis iyo laba xaas ee uu qabo. Cali hooyadiis oo garoob ah baa magaalada dhinac ka dagan, laakiin, in uu mar mar soo salaamo, ama lasoo seexdo mooyee, lama noola. Cali oo noloshiisa ay u ku ekayd iskuul aadis iyo banooni dheelid, buu dagaalku qarxayaa, deetana, aabihiis oo ka mid ahaa aas aasayaasha jabhaddii USC, dalkana ka baxay darteed, buu hal mar isku badalayaa aabihii reerka, oo eedooyinkii ay is necbaayeen noqonayaan saaxiibo nolosha iska fiirsada. Buuggu wuxuu ka sheekaynayaa hooggii iyo ba'ii Xamar ka dhacay 1991-dii oo ay ka mid ahayd dagaalladii, qaxii magaalada dhexdeeda, iyo safarradii cabsida iyo dhibaatada badnaa ee Xamar looga baxay.

About the author










Cabdirisaaq waa qoraa, saxafi, film-sameeye iyo bare muddo dheer dhigayey afka Ingiriiska. Buugtiisa waxaa ka mid ah "English Grammar for Somalis", 268 pp. Banaadir Books, 1995
"In The Name Of Our Fathers", 1996, "Taariikh Soomaaliyeed", 2000, "Danish Grammar for Somalis", 2002. Qoraagu wuxuu ku nool yahay dalka Denmark.


Product details

Authors Cabdirisaaq Y. Cismaan
Publisher Banaadir Books
 
Languages Somali
Product format Paperback / Softback
Released 14.03.2024
 
EAN 9798224151479
ISBN 979-8-224-15147-9
No. of pages 204
Dimensions 152 mm x 229 mm x 13 mm
Weight 339 g
Subject Fiction > Narrative literature

Customer reviews

No reviews have been written for this item yet. Write the first review and be helpful to other users when they decide on a purchase.

Write a review

Thumbs up or thumbs down? Write your own review.

For messages to CeDe.ch please use the contact form.

The input fields marked * are obligatory

By submitting this form you agree to our data privacy statement.