CHF 22,20

Tarankii Qurbaha Tagey

somali · Livre de poche

Expédition généralement dans un délai de 2 à 3 semaines

Description

En savoir plus










TARANKII QURBAHA TAGEY waa qoraal gaaban oo si kooban uga hadlaya, guud ahaan xaalka ay ku nool yihiin bulshada Soomaaliyeed ee ku dhaqan waddammada galbeedka ee Yurub, Waqooyiga Ameerika, Ustaraaliya, iwm. Wuxuu si gaar ah qoraalku wax uga bidhaaminayaa xaaladda ubadkeenna ku nool qurbaha. Buuggan oo ah mid gaaban baa loogu talo galay inuu noqdo mid baraarujiya, waxna u ifiya bulshada Soomaaliyeed ee ku nool Galbeedka. Iyadoo aanay cidina ka reebbanayn akhriskiisa ayaa hadan waxaa si gaar ah loogu talo-galay inay ka faa'iidaystaan dadka galbeedka ku nool oo aan xog sidaa ah aan ka hayn deegaanka ay ku nool yihiin. Sidoo kale, in dadweeynaha Soomaaliyeed ee w¿addankii ku nool ay ogaadaan nolosha iyo xaalka dhabta ah ee eheladoodii iyo dadkoodii galbeedka u qaxay ay ku sudan yihiin. Sidoo kale inuu dhiiri galiyo dadka arrinkan ku takhasusay kuna aqoonta badan in ay arrintan wax ka qoraan.


CABDULQAADIR CABDULLE DIINI waa qoraa deggen waddanka Ingiriiska, waana aabbe Toddobo carruur ah. Wuxuu qoray toddoba buug oo kala ah: Ka joogsada qof yiri Laa Ilaaha Illallaahu xaqeeda mooyee iyo Baarka Sare ee Islaamka oo hal buug isla ah (2011): Tarankii Qurbaha tagey (2011); Hoggaanka iyo Haweenka (2013); Shiicada: Caqiidadeeda iyo Sooyaalkeedii Geeska Afrika (2017); Xeerka Soomaalida iyo Calmaaniyadda Maxaa u Dhexeeya? (2019); Gunaanad (2021). Dhanka waxbarashadiisa, wuxuu Dugsiga Sare uga baxay magaalada Dhuusamarreeb sannadkii 1985. Intii uu joogey Ingiriiska wuxuu qaatay shahaadada Bachelor of Science (Bsc) Civil Engineering iyo sidoo kale Postgraduate Certificate (PGC) oo ah Islamic Banking and Finance..


Détails du produit

Auteurs Cabdulqaadir Cabdulle Diini
Edition Diini Publications
 
Contenu Livre
Forme du produit Livre de poche
Date de parution 03.12.2023
Catégorie Sciences humaines, art, musique > Histoire > Histoire par région/pays
 
EAN 9780957318052
ISBN 978-0-9573180-5-2
Nombre de pages 162
Dimensions (emballage) 14 x 21,6 x 1 cm
Poids (emballage) 238 g
 

Commentaires des clients

Aucune analyse n'a été rédigée sur cet article pour le moment. Sois le premier à donner ton avis et aide les autres utilisateurs à prendre leur décision d'achat.

Écris un commentaire

Super ou nul ? Donne ton propre avis.

Pour les messages à CeDe.ch, veuillez utiliser le formulaire de contact.

Il faut impérativement remplir les champs de saisie marqués d'une *.

En soumettant ce formulaire, tu acceptes notre déclaration de protection des données.